(Sawirro) Wafdigii Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhoweeyey Boosaaso

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wafdigan ayaa waxaa garoonka Boosaaso ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo qeybaha bulshada magaalada Boosaaso. Axmed Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa loo gelbiyey xarunta Madaxtooyada magaalada Boosaaso halkaasoo ay wadahadalo kula leeyihiin madaxda Puntland. … Continue reading (Sawirro) Wafdigii Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhoweeyey Boosaaso